Somaliland One
Muwaadin Sheegay In Mudo Sanad Ah Xuquuqdisi Ay Ka Haysato Hayada W.F.P
January 10, 2017 - Written by Wararka Maanta

Muwaadin Sheegay In Mudo Sanad Ah Xuquuqdisi Ay Ka Haysato Hayada W.F.P Isagoo Ka Dhawaajiyay Inuu Qaadayo Talaabo Khatar Ku ah W.F.P waxaanu sheegay mudaanikan oo lagu magacaabo axmed shalakho inuu dacwad u gudbiyay madaxda gobolka saaxil oo arintaasi waxba ka qaban kari waayeen waxa kale oo sheega in dacwadiisaasi ay gaasiiyay wasaarada arimaha dibada .wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada iyaguna waxba ka qab arki waayeen ilaa maxkamada sare uu u gudibiyay

COMMENTS
Latest News