Somaliland One
Gudoomiyihii Hore Maxakamadaha Somaliya Oo Somaliland Imanaaya.
January 11, 2017 - Written by shaqalaha somalilandone Media Group

 

Daawo Gudoomiyihii hore ee maxkamada sare ee dalka Somaliya Aqoonyahan Ceydiid Ilka Xanaf
waxaa uu amaanay doorashooyinka Somaliland ka hir galay waxaana uu sheegay in aanay Somaliya heerkaasi gaadhikarin xataa hadii ay jirto 30 Sanadood .
” Halka Ay Somaliland ka gaadhey arimaha doorashooyinka si loo gaadhee walee in aanay ka yaraneen dhawr iyo sodon sanadood ” ayuu yidhi
Sidoo kale Ceydiid Ilka Xanaf waxaa uu sheegay in uu ku rajo weyn yahay in uu Somaliland yimaado maadama oo xilkii maxkamada sare laga qaaday , lagana hor istaagey in uu ka mid noqdo baarlamaanka Somaliya

“Wey u dhawdahay in aan Hargeysa yimaado , waayo nin weyn baan ahay anigu hadii layga diiday in aan meesha iska sharaxba , markaas in aan gurigeygii oo aan muddo badan ka maqanaa aan tago qasab ayey noqoneysaa ” ayuu yidhi Ceydiid Ilka Xanaf:

COMMENTS
Latest News