Somaliland One
Dalkeena Soomaliland fakhri mmaaha gaajono ma taalo laakinn shacabka ayaann garanayn sidii ay u maali lahayeenn nimmcada & barwaaqadda taalla!!!!!
January 7, 2016 - Written by admin

Dalkeena Soomaliland fakhri mmaaha gaajono ma taalo laakinn shacabka ayaann garanayn sidii ay u maali lahayeenn nimmcada & barwaaqadda taalla!!!!!
Hala wacyi galiyo shicibka hana lagga caawiyo sidii ay wax soo saaraka ugu guntan lahaayeenn.
Aduunka intiisa kale waa lagga soo laastay macdan shidaal iyo iwm ah kaliya waxaya ku hadhay dalal kooban oo qaaradda afrika kowo ka tahay waxaanna dhici doonta in xili kamida wakhtiyada dhow ee foodda inaggu soo haya loo soo tahriibo afrika iyo dalkeena somaliland.
Noqo muwaadin jecel dalkiisa hooyo marwalba

COMMENTS
Latest News