Somaliland One
DHAKHTARKA SALAXLAY
January 28, 2018 - Written by Wararka Maanta
DHAKHTARKA SALAXLAY
Laba laba dhakhtar oo ay IOMTU ugu talo gashay, in ay wasaarada caafimaadka kale hawl galaan dagmooyin’
ayaa labadii dhakhtar ee IOMTU ugu talo gashay dhaqkhtarka dagmada salaxlay meelo kale loo weeciyay halka ay dagmooyinka kale ee dhigeeda ahaa ay gaadheen labadii dhakhtar ee loogu talo galay. dagmooyinka hoosyimaada sideeda gobolka maroodi jeex
sida ay noo sheegeen dad u xogogaali
ilaa hadana wasarada caafimaadka somaliland wax war ah kamay soo saarin
wax is dabo marintaah iyo musuqmaasuqaah ay la kowsatay

COMMENTS
Latest News