Somaliland One
Halkan Waxaan Baaq Uga Dirayaa Shacabka Reer Togdheer Inay Ka Qayb Qaatan Diwaan Galinta Kaadhka Codbixinta iyo Doorashooyinka
January 5, 2016 - Written by admin

Sc, waxaan baaq u dirayaa dhamaan bulshawaynta Ku dhaqan gobolka Togdheer Inay si mugleh uga qayb qaatan diwaan galinta doorashooyin Ee Gobolka Ka bilaabmi doonta bisha 1aad 16keeda socona doonta Muda dhan 28 casho. Fadlan Ka qayb qaado si Aad xaqaaqa muwaadin uga gudato doorashada madaxtooyade Soo socota.
Waad Mahad santihiin.

by Deeq

Facebook

COMMENTS
Latest News