Somaliland One
Kamaal waa wiilkii abahiis galada ethopia lagu raali galiyey Ina qalbi dhagax waxaa indhihiisa buuxiyey ilmo kan aad madaxa u salaxeysana waxaad ku sheegtay mawadin somaliyeed
January 10, 2018 - Written by Wararka Maanta
Kamaal waa wiilkii abahiis galada ethopia lagu raali galiyey Ina qalbi dhagax waxaa indhihiisa buuxiyey ilmo kan aad madaxa u salaxeysana waxaad ku sheegtay mawadin somaliyeed maxay ku kala duwan yihiin labada wiil ee somaliyeed midna aad madaxa u salaxeyso midna aad noloshisii murugo galisay# ilahay agtiisa ayey cadalad talaa malinka qiyaamaha ee danbe.
Dad baa runta dhibi doontaa kuwaas waxa leyahay amaana Allah.

COMMENTS
Latest News