Somaliland One
Madaxwayne Muuse Biixi oo Ay Somalia Cabsi ba’an ka Qabeen Ayaa Maanta Miciyo libaax Farmaajo ulasoo baxay intii yarayd ee uu Xilka Hayey Madaxwaynaheenu !
January 4, 2018 - Written by Wararka Maanta
Madaxwayne Muuse Biixi oo Ay Somalia Cabsi ba’an ka Qabeen Ayaa Maanta Miciyo libaax Farmaajo ulasoo baxay intii yarayd ee uu Xilka Hayey Madaxwaynaheenu !
laba Talaabo oo Dandaansi Cad Ah ayey ku Dhaqaaqeen Somalia oo Afartii Madaxwayne ee Qarankan soo maray Midkoodna loola iman oo Dhulkii iyo Cirkiiba Jamhuuriyadda Somaliland Kasoo weerareen laba todobaad Gudahood ayaa Hawadii Qarankeena la wareegeen Dhulkiina maanta si Toosa u imaadeen oo wasiirka Qorshaynta Somalia Jamaal Maxamed Xassan, ayaa Hada kusugan Gobolka Sanaag oo Ah markii ugu Horaysay Abid Taariikhda tan iyo 1991-kii shakhsi Xil kahaya Somalia oo si badheedha uu u imaada Dalkan Somaliland !
Ma mujaahid Muuse Biixibaa Amuskiisa lama Hadin Doonin oo jab lamaagan oo libaaxba waligiiba waraabayaal Hor Carari jireen Bay noqon ? Ma si kaley wax ujiranoo sidii Muse Biixi looga Bartay baa is badalay ? ma Diplomacyad buu Ficilkaanu ku baranay kuna Dooranay uu ubadalay ?!!

COMMENTS
Latest News