Somaliland One
raali galin buuxda hadalkii maanta khudbadii burco aan kajeediyay oo turjumaad khaldan lagu tafsiiray sixun wax usheeg sixir kadaran
January 15, 2018 - Written by Wararka Maanta
Suldaan Xasan Suldaan Cabdirqxmaan. Fariin katimid oo uu ku saxayo Hadal uu jeediyey oo la dhibsaday. BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM SCW Salaanta islaamka kabacdi GUUD AHAAN Shacbiweynaha reer somali land gudo iyo debadba waxaan karaali galinayaa raali galin buuxda hadalkii maanta khudbadii burco aan kajeediyay oo turjumaad khaldan lagu tafsiiray sixun wax usheeg sixir kadaran runtii hadalkani waxaa uu daba socday hadalo kaftana ilmaadeertu way kaftamaan caawa fiidkii waxaa igu soo dhacay kumanaan telefoon oo dad wax garadi gudo iyo debadba igala soo xidhiidheen talo iyo war soomalidu waxay tidhaa war lahelyaa talo la hel cidii uu carabkaasi muday suldaanbaan u ahay waxaan kashaqeeyaa walaalayntooda midnimadooda hadiiba meel ay wax ka dhacaan gogashaydu waa duubantay oo nabadaan kashaqeeyaa ugumana talo galin in maatada lagu dhextuuro weedho kaftan kubaxay sidaa daraadeed waxaan umada ku wargelinayaa inay sidaa kubiyo cabaan raali galintaasi sixid unoqoto soomaali land idaylkeed waa walaalo xiligii tartankiina waa dhamaaday waxaan kuboorinayaa isku duubni midnimo walaalnimo alaa mahadleh

COMMENTS
Latest News