Somaliland One
Shir Waynaha Qurbajoogta Beesha Reeraage Maxamed Oo Ka Dhacaaya Magaalada Sheffield Ee Cariga Ingriiska.
January 6, 2016 - Written by admin

Sheffield(Somalilandone.com)- Shirwaynaha Beelwaynta Qurbajoigta Reeraage Maxamed Oo Ka Dhacaaya Maalinta Sabtida ee Bishu Tahay 9 January 2016.

“Shirkan ayaa waxay qurbajoogta beesha reeraage ee ka midka ah gaashan buurta axmed faarax h/jeclo ay kaga tashan doonta aayahooda mustaqbalka iyo arimahooda gaarka ah.”

Goobta Uu Shirka RRM Ka Dhacaayo

community , s11 8fb .54 ,cemetery road…. Sheffield..

Hadaba dhamaantood waxaa la ogaysiinayaa qurba-joogta reeraage ee ku dhaqan dalka Ingriiska iyo nawaaxigiisa inay ka soo qayb galaan shirkan oo ah mid aad ugu muhiim ah beesha RRM.

Waxii faahfaahin ah ee dheeraad ah kala xidhiidh gudida qaban-qaabiyayaasha shirka ee ku sugan Sheffield.

Allaa mahad leh

Gudida qaban qaabada shirka reeraage Sheffield

Telefoone:07519452857

Email [email protected]

 

COMMENTS
Latest News