Somaliland One
Sidee Baann Ugga Bixikarnaa Aafada Qabyaalladda ?
January 7, 2016 - Written by admin

Sidee Baann Ugga Bixikarnaa Aafada Qabyaalladda ?
Waxaann Doonnayaa Inaan Idiin Soo Ban Dhiggo Qoraal Yar Oo Koobann Kaas Oo Aan Doonnayo Inaann Kagga Yara Hadalo Qabyaaladda Inna Aafaysay Ee Aan Xalka Lahayn Siinna Xooggsanaysa Sanadba Sanadka Ka Danbeeya.
Sanadkan Cusub Ee 2016 Hadii Alle Inaggu Simo Waxaan Rabaa Inaan Ka Hortagno Aafada Qabiilka AMA Qabyaalada Luggaha Yeelatay Ee Sii Kordhaysa.
Hadaan Ku Horeeyo Dhalinyarada Reer Somaliland Intay Qabyaalada Ka Yaqaaniin Aad Bay U Yartahay Laakinn Waxaa Ku Talaala Siyaasi Suldaan Caaqil Iyo Qof Wayn Oo Ku Guuraya Oo Ujeeddo Leh Hawba Badnaadeen Siyaasiyiin Arimahoodda Ku Fushanaaya Laakinn Waxaa Loogga Baahanyahay Inay Dhalinyaradu Toosto Oo Ka Dheeraato Qabyaalad Iyo Kuwa Ula Yimaadda Ee Wadda.
Dabcan Way Jiraann Dad Waawayn Oo Aan Qabyaalada Aqoon Oo Aan Si Xun U Farin Dadka inay U Isticmmaalan laakinn Waa Yar Yihiin Siyaasi Ay Qabyaaladdi Ka Madhan Tahay Oo Bulshadda Aan Majaro Habaabinn.
Fariin Gaara Guud Ahaan Dhalinta Iyo Dadka Kale Ee Jecel Wadajirka Umadda Fadlan Halagga Dheeraado Qabyaaladda Iyo Iskala Gurka Umaddu Waa Wadda Walaalo Waanna Dad Muslim Ah, Waxaa Kaliya Laynoogga Baahanyahay In Aan Sidii Illahay Quraankiisa Ku Sheeggay Isuggu Garano Isugguna Wanaajino Ee Aynaan Isku Kala Gurin Oo Dhinaca Xumaanta U Adeeggsan.
Wa bilaahi Tawfiiq
Allah Mahad Leh .

Eng Abidlaahi Osman /Facebook

COMMENTS
Latest News