Somaliland One
THAT IS THE WAY I LIKE IT
January 15, 2018 - Written by Wararka Maanta
THAT IS THE WAY I LIKE IT
La isma xaasido eh yaa higsan kara Somaliland dunida oo dhan? Waar imisa dal ayay tan oo kale ka suurtowdaa? Bal tiriya saw kow iyo laba wax la odhan karo uun maaha. Dalalka dunida sadexaad ama dalalka soo korayaba miyay ka dhacdaa. Yurub isku dar barigeeda iyo galbeedkeeda oo saw laftoodana faro ku tiris maaha. Qaaraddq Asia ka waran oo waa intee in le’eg? Qaaradda maraykankana koonfurteeda iyo waqooyigeeda israaci iyagana Maraykanka iyo Keneda yaa soo raaci kara? Soomaalida isu aamusta iyo Somalilandta awn waxba afka isula hadhin inta ay ku kala duwan yihiin baa keentay oo caloosha ayaan isu bukin afka ayuun baa lagu kala bogsadaa.
Qoyska reer Axmed waan hambalyaynayaa cafimad iyo cimri dheer Ilaahay idankii ha ku waaraan

COMMENTS
Latest News