Somaliland One
Waa heesta calanka Somaliland.
January 15, 2018 - Written by Wararka Maanta
Waa heesta calanka Somaliland.
SAMO KU WAAR SARREEYE CALANKA SUDHAN BILAY DHULKIISA SAMO KU WAARIYO IYO BOGAADIN SUGAN HANBALYO SUUBAN KUGU SALAANE SAMO KU WAAR GEESIYASHII NAFTOODA U SADQEYAY QARANNIMADA SOMALILAND XUSKOODA DHOWRSAN KUGU SALANNE SAMO KU WAAR GUULSIDE XANBARSAN SOO NOQOSHADIISA❤️ KALSONIDA MUTASTAYE DASTUURKA KUGU SALANAY KUGU SALAANAY MIDNIMO WALALNIMO GOOBANIMO ISLAANIMO KUGU SALAANE SAMOW SAMIDIYO SAMO KU WAAR SAMO KU WAAR ❤️ SOMALILAND.

COMMENTS
Latest News