Somaliland One
Waalidiinta Iyo Macalimiinta Madarasada Alshadibiya Ee Xaafada Tower Hamlets East London Oo Beeniyey War Been Abuur Ah Oo War Baahinta Qaar Ka Baahiyeen.
January 3, 2016 - Written by admin

Waalidiinta Iyo Macalimiinta Madarasada Alshadibiya Ee Xaafada Tower Hamlets East London Oo Beeniyey War Been Abuur Ah Oo War Baahinta Qaar Kood ka baahiyeen.

London(Somalilandone.com):- masuuliyiinta Macalimiibta Iyo Waalidiinta Dhalay Caruurta Madarasada Alshadibiya Tower Hamlets, East London Ayaa cod dhee ku baahiyey War been Abuu ah oo aan sal Iyo Raadtoona lahayn oo uu ka fidiyey wariyaha Website hadhwanaag uga soo warama.

Warkan ayaa ahaa in aagasimaha tvga qaranka Jahmuuriyada somaliland Abdirahman Mohamed Aadan diiday in u tvgu soo tabiyo oo ka qaybgalo xaflad qalinjabin ahayd oo loo qabtay arday dhamaysay quraanka kareemka ah oo ka qalin jabisay madarasad ku taala magaalada London xaafada  Tower Hamlets.”

Waalidiinta ardayda iyo macalimiinta ayaaa waraysi kooban ay siiyeen Shebekada Warar Somalilandone.com ku beeniyey waxba kama jiraan ku tilmaamay warkan.

Si kastaba ha ahaate wariyaha wabsite Hadhwanaag ayaa nebcaansho uu u hayo beesha uu ka soo jeedo agaasimaha tvga Qaranka London Cabdiraxman Maxamed aadan oo ku suntan wax qabad iyo caawinta community ga ingiriska iyo magaalada london  kula kaca marar badan warar been abuur ah oo aan ahayn official laakin shakhsi iyo qabiil naceeb ah.

Somalilandone.com

London/office

[email protected]

 

 

COMMENTS
Latest News