Somaliland One
Wasiirkii Hore Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Siwayn Oo Mug Iyo Miisan Leh Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Caynaba.
January 9, 2016 - Written by admin

Hargeysa(Somalilandone.com) Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xassan oo ka mid ah Siyaasiyiinta ku bahoobay Isbahaysiga Dimuqraadiyad doonka Kulmiye ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweynayaa Magaalada Caynabo ee Gobolka Saraar.

Wararka aanu ka helayno Caynaba ayaa sheegayaa in Boqolaal kun oo dadweyne ahi ay u diyaar garooben soo dhaweynta Xirsi.

Maxamud Xassan oo ka mid ah Dadweynaha reer Caynabo oo aanu la xidhiidhnay ayaa noo sheegay “Galabta illaa Caawa Magaalada Caynabo waxa meel walba ka maqlaynaa makarafoono lagu xidhay baabuur kuwaasi oo ka hadlaya soo dhaweynta Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Xirsi, runtii sida muuqa waxan filayaa in magaalada caynabo aanay u kala hadhin soo dhaweynta Xirsi”Ayuu yidhi.

Dhanka kale wariyaal ku sugan Magaalada Caynabo ayaa noo sheegay magaalada Caynabo si weyn looga dareemay qabanqaabada Soo dhaweynta Wasiir Xirsi.

Xirsi Xaaji Cali Xassan ayaa ka mid ah Siyaasiyiinta ku Baho

COMMENTS
Latest News