Somaliland One
Wiil Reer Somaliland Ah Oo Xulka Qaranka Kubada Cagta Canada U Saftay Iyo Kooxdiisa Toronto FC Oo Garaacay Juventus.
August 27, 2017 - Written by Wararka Maanta
Wiil Reer Somaliland Ah Zakeriye Mustafe Cartan Oo Noqday Ciyaartoy Dalka Canada Ka Ciyaara Kooxda Fc Toronto FC Iyo Xulka Dalka Kanada.
Shalay Kooxdiisa Oo Garaacday Kooxda Dada Yar Juventus Oo Zakeriye Wacdaro Ka Dhigay Una Dhaliyay 2 Goal Ee Guushu Ku Raacday Kooxdisa Oo Sidaa Koob Ku Qaaday.
Manshlaha.
Please like&share Wiil Ka Reer Somaliland ee ciyaartooga ah magaca guud ee somaligana sumacda fiican usoo hooyey.
Eng Abdillahi Osman abokor.

COMMENTS
Latest News